Garoowe: Wasaarada cadaalada Puntland ayaa Garoowe ka daahfurtay kulan aqoon-is-waydaarsi

Garoowe: Wasaarada cadaalada Puntland ayaa Garoowe ka daahfurtay kulan aqoon-is-waydaarsi

Kulankan aqoon-is-wadaarsiga ayaa waxaa furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Mudane Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo ay weheliyeen masuuliyiin kale ee Wasaaradda, sida Agaasimaha Guud Drs Maryan Mohamed Abshir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com