WFP oo la Sheegay in Raashin Dhacay ku Qaybisay Deegaanka Widhwidh

HomeWararka

WFP oo la Sheegay in Raashin Dhacay ku Qaybisay Deegaanka Widhwidh

Deegaano hoosyimaada degmada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa ka cabanaya raashin dhacay oo deegaanka loo qaybiyay. Qaar kamid ah waxgaradka deegaanka Ge

Sacuudiga, Baxrayn iyo Imaaraatka oo ku dhawaaqay beri inay tahay Ciidul Fitri
Maanka Dadwaynaha Iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
MAANHADAL | Puntland doorasho ma ka dhacaysaa 2024? | Waa se noocee doorashadu?

Deegaano hoosyimaada degmada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa ka cabanaya raashin dhacay oo deegaanka loo qaybiyay. Qaar kamid ah waxgaradka deegaanka Geed dheer oo hoostagta degmada Widhwidh ee gobolka Cayn  ayaa waxaa ay sheegeen in raashinka laga qaybiyay deegaanka uusan ku haboonayn in xlligan la isticmaalo. Raashinka ayaa waxaa qaybisay haya’dda WFP.

Hadaba Caaqil Maxamed Cabdi Xaaji oo kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa arrimahaas uga waramay  Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: