WFP oo la Sheegay in Raashin Dhacay ku Qaybisay Deegaanka Widhwidh

WFP oo la Sheegay in Raashin Dhacay ku Qaybisay Deegaanka Widhwidh

Deegaano hoosyimaada degmada Widhwidh ee gobolka Cayn ayaa ka cabanaya raashin dhacay oo deegaanka loo qaybiyay. Qaar kamid ah waxgaradka deegaanka Geed dheer oo hoostagta degmada Widhwidh ee gobolka Cayn  ayaa waxaa ay sheegeen in raashinka laga qaybiyay deegaanka uusan ku haboonayn in xlligan la isticmaalo. Raashinka ayaa waxaa qaybisay haya’dda WFP.

Hadaba Caaqil Maxamed Cabdi Xaaji oo kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa arrimahaas uga waramay  Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com