Cudurada Xilli Roobaadka ee Dad iyo Duunyo

Cudurada Xilli Roobaadka ee Dad iyo Duunyo

Liibaan Maxamed Warsame oo kamid ah ardayda sannadkaan ka qalinjabinaysa Kulliyada Xannaanada Xoolaha ee magaaladan Gaalkacyo ayaa Radio Daljir u sheegay in xilli roobaadka ay dhici karaan in ay dillaacaan xanuuno waqtiga roobka xoolaha la kowsada. Xanuunadaan ayuu Liibaan ku daray in ay dadka u sii gudbi karaan, gaar ahaan marka xoolaha daawada la siinayo.

Liibaan ayaa talooyin u soojeediyey xooladhaqatada.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com