In Ka Badan 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Geeriyootey W/Gobolka Galgaduud (dhegayso)

HomeWararka

In Ka Badan 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Geeriyootey W/Gobolka Galgaduud (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in 10 ruux ay xanuunka shuban-biyoodka ugu geeriyoodeen deegaamo hoosyimaada degmada Caabud-waaq. DHEGAYSO-Warbixin Cumar Laki Man. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/590c45e9030100e10a4cd9da/War+Bixin+Dad+Shuban+ugu+geeriyooday+Waqooyiga+Galgaduud+By+Cumar+Laki+Man.MP3

Maxkamadda Sare ee Puntland oo siidaysay 17- Iiraaniyiin ah (dhegayso)
Tartan & Tacliin: Yaa usoo baxay samafiinalka? ( daawo)
Xoghayaha Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed Nusoj Cumar Faruuq oo wali Wadda Kulamadii Waddatashiga ahaa (Sawiro)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in 10 ruux ay xanuunka shuban-biyoodka ugu geeriyoodeen deegaamo hoosyimaada degmada Caabud-waaq.

DHEGAYSO-Warbixin Cumar Laki Man.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: