Maxkamadda Sare ee Puntland oo siidaysay 17- Iiraaniyiin ah (dhegayso)

Maxkamada Sare ee Puntland ayaa maanta waxa ay jabisay xukunkii Maxkamada racfaanka ee Gobolka Bari oo  soo baxay 3-2-2018 , waxayna Maxkamada sidoo kale ay wax ka badsahay  xukunkii Maxkamada darajada 1aad oo ku taariiqaysaan 12-10-2017kii  .
Maxkamada ayaa siidaysay 17 Maxbuus oo xukumanayaal ahaa, maxaabiistay oo intooda badan u dhashay dalka Iiraan waxaana la sheegay in lagu soo qabtay faldambiyeed ah in  ay si sharci daro ah ay uga kaluumaysanayeen Xeebaha Puntland .
Gudoomiye kuxigeenka Maxkamada Sare ee Puntland  Nuux Ciis ayaa xukunka ay Maxkamada maanta ay riday .
sidan ugu dhawaaqay .
 http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5af46e640a010096bf92d157/Gudoomiyaha+maxkamada+sare+.mp3

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com