Site icon Radio Daljir

In Ka Badan 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Geeriyootey W/Gobolka Galgaduud (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in 10 ruux ay xanuunka shuban-biyoodka ugu geeriyoodeen deegaamo hoosyimaada degmada Caabud-waaq.

DHEGAYSO-Warbixin Cumar Laki Man.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/590c45e9030100e10a4cd9da/War+Bixin+Dad+Shuban+ugu+geeriyooday+Waqooyiga+Galgaduud+By+Cumar+Laki+Man.MP3?_=1
Exit mobile version