Gadoon oo 14 Qof u Geeriyootay Shubanbiyoodka

HomeWararka

Gadoon oo 14 Qof u Geeriyootay Shubanbiyoodka

Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa cudurka shubanbiyoodka waxaa ugu geeryootay 14 qof, halka tiro ka badan 100 qof ay cudurka la jiifaan isbitaalka degmada. Xaaladda dadka iyo kan degmada waxaan ka waraystay Datoor Subeyro oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka degmada Gadoon. Waxaa waraystay Xasan Haykal. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59022c9a050100bb60782e74/GADOON_Shubanbiyood.mp3

Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo kulamo ka wadda Muqdisho
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay inay bilaabayso tallaabooyin lagu xoojinayo daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee waddanka la keeno.

Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa cudurka shubanbiyoodka waxaa ugu geeryootay 14 qof, halka tiro ka badan 100 qof ay cudurka la jiifaan isbitaalka degmada.

Xaaladda dadka iyo kan degmada waxaan ka waraystay Datoor Subeyro oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka degmada Gadoon. Waxaa waraystay Xasan Haykal.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: