Roobka Baargaal

Roobka Baargaal

Roobab dad iyo duunyaba lagu diirsaday ayaa maanta ka hooray aagga degmada Baargaal. Meelaha roobabku ka hooreen ayaa xoolodhaqatadu noo sheegeen in ay ka durugsantahay deegaanka, ahna dhulka buuralayda oo aan weli dadku gaarin.

Yaasiin Jaamac waa xoolodhaqatada deegaanka kuna sugan meel u dhaw halka roobku ka hooray. Wariye Xasan Heykal ayaa qadka teleefoonka ku waraystay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com