Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)

Garowe oo Laga Furay Goob Haweenka Kaliya Ku Qaxweyaan (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe Ayaa Sanadihii ugu dambeyeey samaysanaysay Hormar dhinacyada Dhismayaasha,Ganacsiga ,Waxaana jira Qurba Joog dalka imaanaya oo ka Hirgalinaya Goobo Casri ah oo la isugu yimaado.

Garowe Waxaa Laga Hirgaliyeey Goob lagu Magacaabo Lades Cafe ,Waxaana isugu yimadaa oo kaliya Dumarka,kuwaas oo halkaas ku sheeko wadaaga Arimahooda gaarka ahna uga hadla.

Hadana Wariyeheena Xaawo Axmed Maxamed ayaa booqatay goobta Warbixintana inooga diyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com