Roobka Baargaal

HomeWararka

Roobka Baargaal

Roobab dad iyo duunyaba lagu diirsaday ayaa maanta ka hooray aagga degmada Baargaal. Meelaha roobabku ka hooreen ayaa xoolodhaqatadu noo sheegeen in a

Wafdi ka socda QM oo gaaray Doolow Gedo
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Nabadoon Xaarin,”Jaamiciyiintii Puntland Shaqo La’aan Ayey Magaalooyinka La Joogaan” (dhegayso)

Roobab dad iyo duunyaba lagu diirsaday ayaa maanta ka hooray aagga degmada Baargaal. Meelaha roobabku ka hooreen ayaa xoolodhaqatadu noo sheegeen in ay ka durugsantahay deegaanka, ahna dhulka buuralayda oo aan weli dadku gaarin.

Yaasiin Jaamac waa xoolodhaqatada deegaanka kuna sugan meel u dhaw halka roobku ka hooray. Wariye Xasan Heykal ayaa qadka teleefoonka ku waraystay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: