Wafdi ka socda QM oo gaaray Doolow Gedo

Wafdi ka socda QM oo gaaray Doolow Gedo

Wafdi socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineyso ku xigeenka madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada & dadka deegaanka oo ay ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.

Sidoo kale wafdiga aya waxaa ay booqdeen xarumaha caafimaad iyo waxbarasho ee Qaramada Midoobey ay ka hirgelisay Dooloow.

Magaalada Dooloow waxaa ku yaalla xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan leh

Diwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com