Muxuu Salka Ku Hayey Safarkii Farmaajo ee Magaalada Baydhabo (DHEGAYSO)

HomeWararka

Muxuu Salka Ku Hayey Safarkii Farmaajo ee Magaalada Baydhabo (DHEGAYSO)

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo oo shalay gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta

Weraarkii lagu qaaday galabta Hotelka Elite oo khasaaraha ka dhashay warar dheraad ah kaso baxayan
Shaqo la’aan soo wajahday kaluumaystada Puntland (dhegayso)
Garowe oo lagu qabtay Munaasabad looga hadlayaay Cudurka HIV (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo oo shalay gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa warbaahinta lahadlay kana warbixiyey u jeedada safarka madaxweynaha Soomaaliya iyo wixii uga hirgalay.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: