Garowe oo lagu qabtay Munaasabad looga hadlayaay Cudurka HIV (dhegayso)

Hay,ada Puntland uqaabilsan kahortaga Cudurka HIV ee PAC oo maalmahan kawadday degaanadda Puntland wacyigalin ku saabsan in an la faquuqin dadka la nool cudurka HIV aydhis ayaa maanta Garowe ku qabatay Kulan ku saabsan kahorta cudurkas.

Kulanka waxaa ka qayb galay Masuuliyiin uu kamid yahay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Puntland Cabdiraxmaan sheekh Axmed iyo masuuliyin katirsan Hay;aada Pac ,Guddoomiyaha gobalka nugaal ,Nabadoono iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Caasimada Puntland ee Garowe.

Wariye Faarax Yemani ayaa Warbixintan kadiyaariyaay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com