Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

HomeWararka

Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf  waa nin ka shaqaysta wareejinta malabka shinida, kana sheekaynaya caafimaadka malabka, dhanka qurxinta jirka iyo caafimaa

Madaxweynaha Colombia oo lagu xukumay Xabsi guri iyo ganaax lacageed
Xeer Ilaalinta Soomaalia oo Amartay Xariga Ganacsato
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf  waa nin ka shaqaysta wareejinta malabka shinida, kana sheekaynaya caafimaadka malabka, dhanka qurxinta jirka iyo caafimaadka guud. Wuxuu dardaaran gooni ah jeedinayaa gabdhaha iyo dumarka oo dhan asaga oo yiri “daawo ka fiican oo la heli kartaa ma jirto ee malabka isticmaal.”

Maxamuud Fantastic ayaa Qardho kula kulmay.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: