Ahlusuna oo Ka Mahadcelisey Gurmad Uga Yimid Dowladda Soomaaliya (DHEGAYSO)

HomeWararka

Ahlusuna oo Ka Mahadcelisey Gurmad Uga Yimid Dowladda Soomaaliya (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka gobolada dhexe ee Ahlsunna Wal-jameeca Cali Baashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa u mahadceliyay gurmad ay dowladda fed

Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo
Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray xarunta keydka shidaalka ugu wayn Puntland (daawo)
AMISOM oo laga dalbaday in ay la socoto dhaqdhaqaaqyada Ciidanka dowladda

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka gobolada dhexe ee Ahlsunna Wal-jameeca Cali Baashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa u mahadceliyay gurmad ay dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaarsiisey deegaamada uu maamulkaasi ka arrimiyo.

Dhanka kalena madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ahlusun ayaa waxa uu xusay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya ay sare u qaado gurmadka ay gaarsiinayso dadka dhiban.

DHEGAYSO KHUDBADIHII LA JEEDIYEY

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: