Ku Dhowaad 4,000 oo Soomaali ah oo Maraykanka Laga Soo Masaa Furinayo (DHEGAYSO).

HomeWararka

Ku Dhowaad 4,000 oo Soomaali ah oo Maraykanka Laga Soo Masaa Furinayo (DHEGAYSO).

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanku ku wargelisey in ku dhowaad 4,000 oo Soomaali ah laga soo tarxi

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay xiritaanka Barnaamijka T&T (Sawiro)
Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.
Ayanle Blakchai – “Second Class”: Hees “Dabaqadda 2aad” – Abwaan Ayaanle Blakchai (Minneapolis, USA)

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanku ku wargelisey in ku dhowaad 4,000 oo Soomaali ah laga soo tarxiili doono Maraykanka laguna soo celin doono Soomaaliya.

Axmed Ciise Cawad safiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dadka ay u kusoo celinayso dowladda Mareykanka Soomaaliya in aysan aheyn kuwa ku jira Xabsiyadda oo keliya.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: