Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay xiritaanka Barnaamijka T&T (Sawiro)

Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay xiritaanka Barnaamijka T&T (Sawiro)

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa ka qeyb-galay xiritaanka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Tartan iyo Tacliin ee loo qabtay Dugsiyadda sare ee Puntland.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ayaa waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dawladda, waalidiin iyo aqoonyahano.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com