Madaxda Puntland oo Garoowe kula kulmay wakiiladda Hay’adaha Qaramada

Madaxda Puntland oo Garoowe kula kulmay wakiiladda Hay’adaha Qaramada

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Hay’adaha Qaramada Midoobey, Qorshaha 5-ta sano ee Dowladda oo qeyb ka tahay siyaasadda horumarinta Puntland.

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa usoo jeediyay Hay’adaha Qaramada Midoobey in loo baahanyahay iswaafijinta qorshaha Maamulka iyo Mashaariicda ay Hay’aduhu Dalka ka fullinayaan.

Share this:

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com