Kooxo hubeysan ayaa labo qof oo isku qoys ah ku dilay Muqdisho

HomeWararka

Kooxo hubeysan ayaa labo qof oo isku qoys ah ku dilay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay fiidkii qeybo kamid ah degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho loogu geystay laba qof oo Shacab ah, i

Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)
Daahir Maxamuud Geele: “Waxaan unimid Garoowe in aan dadkeena xaqiiqada usheegno, kana dhegaysano”
Taliyaha Cidamada Lugta ee Dalka Uganda oo lakumay Rooble & Farmaajo

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay fiidkii qeybo kamid ah degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho loogu geystay laba qof oo Shacab ah, iyadoo dilkooda loo adeegsaday bistoolad, sida laamaha amaanka laga helayo.

Ciidamo boolis ah uu horkacayay taliyaha saldhigga booliska degmadaasi ayaa tegay halka dilka uu ka dhacay, iyagoo sameeyay baaritaano, inkastoo aysan ku guuleysan iney gacanta kusoo dhigaan ragii dilka geystay.

Meydadka labada marxuum ee isku qoyska ahaa ayaa la filayaa in maanta la aaso, waxaana jira shaki salka ku hayo in dilkooda uu salka ku hayo arrimo la xiriira dhul oo ay inta badan shaqadooda eheyd marxuumiinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: