Daahir Maxamuud Geele: “Waxaan unimid Garoowe in aan dadkeena  xaqiiqada usheegno, kana dhegaysano”

HomeWararka

Daahir Maxamuud Geele: “Waxaan unimid Garoowe in aan dadkeena xaqiiqada usheegno, kana dhegaysano”

Musharax madaxweyne Ambaasadoor Daahir Maxamuud Geele iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe. Garoonka diyaaradaha ee magaalada garoowe waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin dowladda katirsan Xildhibaano , Siyaasiyiin xilal uga soo qabtay Puntland iyo buslhada qeybaheeda kala duwan.

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Gobollada Puntland oo qaybsaday guddiyada baarlamaanka
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Musharax madaxweyne Ambaasadoor Daahir Maxamuud Geele iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada garoowe waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin dowladda katirsan Xildhibaano , Siyaasiyiin xilal uga soo qabtay Puntland iyo buslhada qeybaheeda kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: