Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa wasiirada

HomeWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa wasiirada

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa xil ka qaadis ku sameya xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, kadib markii mada

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka dawladda Jarmalka u fadhiya Soomaliya.
Faysal Cali Waraabe: ” Xildhibaan Dhakool waa dambiile Qaran (Daawo)
France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa xil ka qaadis ku sameya xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, kadib markii madaxweynaha uu ku eeday shaqo gudasho la’aan.

Wasiirada xilka laga qaaday ayaa kala ah wasiirka ganacsiga hirshabeel Yaxye Ismaciil Maxamed iyo wasiirka dastuurka Qadar Xasan.

Wareegto kasoo baxday xafsiika madaxweyna hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa lagu sheegay in xilalka looga xayuubiyay labada wasiir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: