Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa wasiirada

Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Xilka Ka Qaaday Wasiiro Ka Tirsan Golihiisa wasiirada

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa xil ka qaadis ku sameya xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, kadib markii madaxweynaha uu ku eeday shaqo gudasho la’aan.

Wasiirada xilka laga qaaday ayaa kala ah wasiirka ganacsiga hirshabeel Yaxye Ismaciil Maxamed iyo wasiirka dastuurka Qadar Xasan.

Wareegto kasoo baxday xafsiika madaxweyna hirshabeelle Cali Guudlaaw Xuseen, ayaa lagu sheegay in xilalka looga xayuubiyay labada wasiir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com