Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqasho Ramsmi ah ugu Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baxay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqasho Ramsmi ah ugu Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta  Baxay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka
diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com