Xildhibaan Jibriil Abdirashiid oo katirsan baarlamaanka JFS, ayaa lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay

Xildhibaan Jibriil Abdirashiid oo katirsan baarlamaanka JFS, ayaa lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo bam gacmeed lagu tuurey gurigga uu muqdisho ka deganyahay Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Hajji oo katirsan baarlamaanka JFS, kaa oo laga soo doortey degmada ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Ilo-xogogaal Xildhibaan Jibriil Abdirashiid Hajji oo ah mudane ka tirsan Gollaha shacabka waxba kama aysan soo gaarin dhacdadaan ah bam gacmeedka lagu weeraray guriga uu muqdisho ka deganyahay, lakiin waxaa naloo xaqiijiyay in ilaaladiisa ay soo gaarewn dhaawacyo yar yar.

Guriga uu degan yahay Xildhibaan jibriil Abdirashiid haaji ayaa kuyaala xaafada taleex degmada hodan ee magaalada muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com