BOOSAASO: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada, Dekeda iyo Goobaha ganacsiga oo furan (daawo)

HomeWararka

BOOSAASO: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada, Dekeda iyo Goobaha ganacsiga oo furan (daawo)

Magaalada Boosaso waxaa maanta dib usoo laabtay isku socodkii ganacsiga ganacsigii magaalada waxaana furan maanta dekeda Boosaaso oo muddo saddax maalin xirneyd. Madaxweynaha Puntland ayaa xalay ku dhawaaqay in lafuro dhamaan goobaha ganacsiga & Dekeda, wuxuuna ciidamada ku amray in aysan wax xabad ah ridikarin. wariyeyaal katirsan Daljir ayaa booqaday, warbixintana ka diyaariyay.

Itoobiya oo qunsul cusub usoo magacowday Hargaysa
Qardho iyo daad ku soo rogmadey xaafadah magaalada
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Magaalada Boosaso waxaa maanta dib usoo laabtay isku socodkii ganacsiga ganacsigii magaalada waxaana furan maanta dekeda Boosaaso oo muddo saddax maalin xirneyd.

Madaxweynaha Puntland ayaa xalay ku dhawaaqay in lafuro dhamaan goobaha ganacsiga & Dekeda, wuxuuna ciidamada ku amray in aysan wax xabad ah ridikarin.

wariyeyaal katirsan Daljir ayaa booqaday, warbixintana ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: