Itoobiya oo qunsul cusub usoo magacowday Hargaysa

Itoobiya oo qunsul cusub usoo magacowday Hargaysa

Dowladda Itoobiya ayaa u magacowday magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland qunsul cusub, kaasi oo badalaya qunsulkii hore.

Qunsulka cusub oo lagu magacaabo Shamsudiin Axmed Rooble ayaa ah Somaali Galbeed, waxaana sidoo kalle horay uga soo midnoqday baarlamaanka Itoobiya iyo wasiir kuxigeen, waxaa sidoo kalle uu soo noqday safiirkii Itoobiya ee dalalka Jabuuti iyo Kenya.

Dowladaha Bariga Afrika Soomaaliya, Itoobiya iyo Eriteriya ayaa horay ukala saxiixday heshiis iskaashi dhinacyada ammaanka, dhaqaalka iyo isdhexgalka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com