BOOSAASO: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada, Dekeda iyo Goobaha ganacsiga oo furan (daawo)

BOOSAASO: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada, Dekeda iyo Goobaha ganacsiga oo furan (daawo)

Magaalada Boosaso waxaa maanta dib usoo laabtay isku socodkii ganacsiga ganacsigii magaalada waxaana furan maanta dekeda Boosaaso oo muddo saddax maalin xirneyd.

Madaxweynaha Puntland ayaa xalay ku dhawaaqay in lafuro dhamaan goobaha ganacsiga & Dekeda, wuxuuna ciidamada ku amray in aysan wax xabad ah ridikarin.

wariyeyaal katirsan Daljir ayaa booqaday, warbixintana ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com