Qardho iyo daad ku soo rogmadey xaafadah magaalada

HomeWararka

Qardho iyo daad ku soo rogmadey xaafadah magaalada

Qardho dadka ku nool waxa ay xaley u aheyd habeen kale oo ay wajahayana daad ku soo rogmadey xaafadah magaalada,waxey biyuh galeen xaafadihii goobih

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland: “Goobaha Caafimaadka kama shaqayn doono qof aan haysan shahaado sax ah (dhegayso)
Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Bari oo wali aan wareejin gaadiidkii dowladda (daawo)
Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay dilka Haweeneey xaamilo ah
Qardho dadka ku nool waxa ay xaley u aheyd habeen kale oo ay wajahayana daad ku soo rogmadey xaafadah magaalada,waxey biyuh galeen xaafadihii goobihii ganacasiga waxaa xiran wadadii halbawlah uh magalad taaso ay biyuh mareen oo aan la mari karin.
Wali lama hayo doorkii dawladeed mid hoose iyo mid dhexab ee ka qeyb qaadshad xal uhelida daadka Qardho ku soo rogmadaha xiliyada roobabka.
Fatahaadan xaley kusoo rogmatey magaalada ayaa ah tii saddexaad ee ay Qardho la daala dhaceyso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: