Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake: “Waxaan maanta Muqdisho u imid badbaadinta dalka” (daawo)

HomeWararka

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake: “Waxaan maanta Muqdisho u imid badbaadinta dalka” (daawo)

Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo kamid ah musharrixiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka uu kajiro qaladaad badan oo salka ku haayo hesh

Maxkamadda Hargeysa oo Boqor Buurmadoow ku xukuntay 5,sano oo Xarig ah
Sheekh Shariif: ” Shacabka Afgooye ha loo gurmado
Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo kamid ah musharrixiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka uu kajiro qaladaad badan oo salka ku haayo heshiiskii doorashada ee Muqdisho lagu galay Bishii Agoosto, haatana dalka uu kujiro xaalad qatar ah.

“Dalka xaalad qatar ah ayuu ku sugan yahay awoodii waxaa loo gacan geliyay Maamulada iyo Dadka Doorashada ku howlan samata bixin ayuu u baahan yahay dalka ayuu yiri” Cumar Cabdi Rashiid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: