Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake: “Waxaan maanta Muqdisho u imid badbaadinta dalka” (daawo)

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake: “Waxaan maanta Muqdisho u imid badbaadinta dalka” (daawo)

Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo kamid ah musharrixiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka uu kajiro qaladaad badan oo salka ku haayo heshiiskii doorashada ee Muqdisho lagu galay Bishii Agoosto, haatana dalka uu kujiro xaalad qatar ah.

“Dalka xaalad qatar ah ayuu ku sugan yahay awoodii waxaa loo gacan geliyay Maamulada iyo Dadka Doorashada ku howlan samata bixin ayuu u baahan yahay dalka ayuu yiri” Cumar Cabdi Rashiid.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com