Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya

Duqayn dhanka cirka ah ayaa ka dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga

Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay Mashquuc Layr Ah oo uu Yeelanayo Aripotka Magaalada Garoowe
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta iskaashiga labada dal
Wacaal Darey ah: Qoor Qoorkii ay dowladda wadatay oo loo doortay madaxweynaha Galmudug

Duqayn dhanka cirka ah ayaa ka dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF.

Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Itoobiya ayaa la sheegay inay Duqaynta ka fuliyeen dhawr Gobood’ oo katirsan mekelle.

Waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay duqeynta, waxaana xoogaga TPLF ay ku eedeeyeen Ciidamada Federaalka Itoobiya inay duqeynta la beegsadeen dad rayid ah.

Raysalwasaare Abiy Axmed Cali ayaa sheegay in TPLF ay ka qabsadeen deegaanadii ay horay u qabsadeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: