GALMUDG: Maamulka Guriceel: “Waxaa socda howlgal deg deg ah   (daawo)

HomeWararka

GALMUDG: Maamulka Guriceel: “Waxaa socda howlgal deg deg ah (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Guriceel ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada ka dib dagaal xoogan oo halkaas ilaa shalay ku dhexma

Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya oo dib u eegis ku samayanysa Wakiilada (dhegayso)
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland: “Marnaba wax isbaddal ah kuma imaan doono mowqifkeenii ku aadanaa kaqaybgalka doorashada haddii aan Jubbaland lagu wareejin maamulida Gobalka Gedo”
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Guriceel ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada ka dib dagaal xoogan oo halkaas ilaa shalay ku dhexmarayay ururka Ahlu Sunna iyo ciidamada dowladda, sida ay uu sheegay mas’uul ka tirsan maamulka degmadaas.

“Ciidamada dowladda waxay gacanta ku hayaan dhamaan degmada Guriceel, waxaa u suurta gashay inay gacanta ku soo dhigaan maxaabiis fara badan oo ah dadkii ka dagaalamayay qayba ka mid ah degmada Guriceel.” Ayuu yiri guddoomiye kuxigeenka Amniga Guriceel.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: