Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya oo dib u eegis ku samayanysa Wakiilada (dhegayso)

Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya oo dib u eegis ku samayanysa Wakiilada (dhegayso)

Wasiirka wasaarada ganacniga Dowladda fadaraalka soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan iswaraysi ah oo lagu qiimaynayo wakiilada Ganacsi ee soomaaliya ay ku leedahay aduunka .

Wasiirka ayaa sheegay in wasaarada marka uu yimid uu ogaaday in wakiilada ganacsi ee jooga magaalada muqdisho aysan qaban howshii loo igmaday,ayna iska qaataan lacago farabadan oo aysan ganacsatada waxba ugu qaban .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com