Wasiirka Warfaafinta Jubbaland: “Marnaba wax isbaddal ah kuma imaan doono mowqifkeenii ku aadanaa kaqaybgalka doorashada haddii aan Jubbaland lagu wareejin maamulida Gobalka Gedo”

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland: “Marnaba wax isbaddal ah kuma imaan doono mowqifkeenii ku aadanaa kaqaybgalka doorashada haddii aan Jubbaland lagu wareejin maamulida Gobalka Gedo”

Maamulka Juubaland ayaa mar kale sheegay in uusan waxba iskabadalin mowqifkooda ku aadan ka qaybgalka doorashada dalka hadii aan lagu wareejin maamulida Gobalka Gedo oo gacanta ugujira DFS.

waxaa sidaasi warbaahinta usheegay Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta dowlad gobaleedka Jubaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed.

“Jubbaland waxay rajo wanaagsan ka qabtaa go’aanada kasoo baxa Shirkii Guddiga Farsamada ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir uga socda magaalada Baydhabo”

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com