Madaxweyne Laftagareen oo kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qabanqaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran ( Akhriso)

Madaxweyne Laftagareen  oo kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qabanqaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran ( Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran, kaas oo shir uu uga socdo magaalada Baydhabo.

Xubnaha Guddiayda oo ka kooban 14 xubnood oo ka kala socda dowladda Federalka, dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir & Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay ka wada hadleen Arrimaha doorashooyinka dalka iyo sida uu u socdo shirka.

Madaxweynaha ayaa la dardaarmay Guddiga, wuxuna uga warbixiyay shiarkii horay u qabsoomay.

Diiwaanka wararka Radio Dlajir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com