Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan fogaanarag ah la qaatay kaqaybgalayaashii dhageysiga Maxkamada ICJ (daawo)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan fogaanarag ah la qaatay kaqaybgalayaashii dhageysiga Maxkamada ICJ (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga go’aanka maxkamadda ICJ ee baddeenna, ayaa ku bogaadiyay shaqadii ay Qaranka u qabteen, isagoo sidoo kale u mahad celiyay qareennadii difaacayay badda, madaxdii dalka soo maray iyo shacabka Soomaaliyeed. Daawo.

Gen Khaliif Ciise Mudan oo Fariin u diray DFS (Daawo)
Muqdisho: Midowga Golaha Mushariixinta oo kulan la leh xildhibaanada ka soo jeeda Gobalada Waqooyi
Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo lawareegtay amaanka xarunta guddiga farsamada ee Dhuusa Mareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga go’aanka maxkamadda ICJ ee baddeenna, ayaa ku bogaadiyay shaqadii ay Qaranka u qabteen, isagoo sidoo kale u mahad celiyay qareennadii difaacayay badda, madaxdii dalka soo maray iyo shacabka Soomaaliyeed.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: