Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo lawareegtay amaanka xarunta guddiga farsamada ee Dhuusa Mareeb

Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo lawareegtay amaanka xarunta guddiga farsamada ee  Dhuusa Mareeb

Ciidamo ka amar qaata madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa goor dhawayd waxa ay la wareegeen amaanka xarunta ay ku shaqaynayaan guddiga farsamada ee ay soo magacawday Ahlusunna.

Xaruntan oo lagu magacaabo Midnimo ayaa waxaa lagu wareejiyay ciidamo watay gaadiidka dagaalka oo ay hogaaminayaan saraakiisha ciidamada Ahlusunna.

shalay ayay ahayd markii xaruntan ay ku shireen guddigii ay soo magacawday dowladda Soomaaliya.

magaalada Dhuusa Mareeb waxaa ku wada sugan haatan guddiyada ay kala magacaabeen dowldda iyo Ahlusunna oo magaalada kula shiraya Bulshada qaybaheeda kala duwan

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0