Muqdisho: Midowga Golaha Mushariixinta oo kulan la leh xildhibaanada ka soo jeeda Gobalada Waqooyi

HomeWararka

Muqdisho: Midowga Golaha Mushariixinta oo kulan la leh xildhibaanada ka soo jeeda Gobalada Waqooyi

Waxaa goor dhow Muqdisho kulan uga furmay golaha Midowga Musharixiinta iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanada labada aqal Baarlamaanka Soo

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 50aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Timirta Puntland ma tahay mid dabooli karta baahida timireed ee dalka , qaybtii 4-aad (dhegayso)

Waxaa goor dhow Muqdisho kulan uga furmay golaha Midowga Musharixiinta iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanada labada aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolada waqooyi.

Kulankaan ayaa looga arinsanaya xaaladda siyaasaddeed ee dalka iyo tabashooyinka la xiriira guddiga doorashooyinka.

Kulanka oo uu shir guddoominayo Hassan Sheikh Mohamud ayaa golaha Musharixiinta waxay ku dhageysan doonaan tabashooyinka la xiriira guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka ay qeybtooda ka muujinayaan siyaasiyiinta gobolada waqooyi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0