Timirta Puntland ma tahay mid dabooli karta baahida timireed ee dalka , qaybtii 4-aad (dhegayso)

HomeWararka

Timirta Puntland ma tahay mid dabooli karta baahida timireed ee dalka , qaybtii 4-aad (dhegayso)

Radio Daljir waxaa uu dhagaystayaashiisa uu la qaybsanayay barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegayno Timirta kasoo go'da beeraha Puntland, iyadoo boqola

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
BOSSASO WAA LAASCAANO | “Laascaano wey ku soo duuleen marka waa jihaad”
Maxay kawada hadleen James Swan & Muuse Biixi

Radio Daljir waxaa uu dhagaystayaashiisa uu la qaybsanayay barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegayno Timirta kasoo go’da beeraha Puntland, iyadoo boqolaal kun oo geed timireed oo ku yaala Puntland loo iib geeyo gobolada kalle duwan ee dalka.

Warbixinteenii hore ayaan diiradda kusaarnay timirta kasoo baxda Puntland iyo tan dalka dibadiisa laga keeno farqiga u dhaxeeya.

Qaybta 4aad ee barnaamijkan ayaa diiradda ku saaraynaa timirta Puntland kasoo go’da ma tahay mid dabooli karta baahida timireed ee dalka.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: