Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan fogaanarag ah la qaatay kaqaybgalayaashii dhageysiga Maxkamada ICJ (daawo)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan fogaanarag ah la qaatay kaqaybgalayaashii dhageysiga Maxkamada ICJ (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga go’aanka maxkamadda ICJ ee baddeenna, ayaa ku bogaadiyay shaqadii ay Qaranka u qabteen, isagoo sidoo kale u mahad celiyay qareennadii difaacayay badda, madaxdii dalka soo maray iyo shacabka Soomaaliyeed.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com