Koofurgalbeed oo Diyaarado ku Soo Daadgureeynaya Dadkii Sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood (daawo)

Koofurgalbeed oo Diyaarado ku Soo Daadgureeynaya Dadkii Sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood (daawo)

Maamulka Koofurgalbeed ayaa qorsheynaya inuu diyaarado ku soo daadgureeyo dadka laga soo masaafuriyay deegaano ka tirsan magaalada Laascaanood ee Maamulka Somaliland.

Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda Maamul goboleedka Koofurgalbeed ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo si ay u qorsheeyaan sidii qoysaskaasi la soo masaafuriyay ay u geyn lahaayeen deegaanada ay ka soo jeedaan.

Wasiirada ka socda Koofurgalbeed ee gaaray Gaalkacyo ayaa kulamo la yeeshay guddi uu madaxweyne kuxigeenka Puntland u saaray kaalmada qoysaskan.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com