Axmed Madoobe oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Somaliya

HomeWararka

Axmed Madoobe oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Somaliya

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminayay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Som

RW khayre oo kormeeray xarunta bangiga dhexe ee Somaaliya (Daawo)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Fallanqayn: Madaxweyne Farmaajo oo Masar uga Qayb Galaya Shir Caalami ah (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminayay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Somaliya Col. Thomas Sarrouf.

Kulankan ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo taageerida Mareykanka uu siiyo Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah goobaha saldhigyada ku leeyihiin Ciidamada Mareykanka ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli shalay uu gaaray magaalada Kismaayo taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: