Koofurgalbeed oo Diyaarado ku Soo Daadgureeynaya Dadkii Sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood (daawo)

HomeWararka

Koofurgalbeed oo Diyaarado ku Soo Daadgureeynaya Dadkii Sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood (daawo)

Maamulka Koofurgalbeed ayaa qorsheynaya inuu diyaarado ku soo daadgureeyo dadka laga soo masaafuriyay deegaano ka tirsan magaalada Laascaanood ee Maam

QM oo 9.5 milyan dollar ugu deeqday ka hortagga macluusha Soomaaliya
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
In ka Badan 10 Ruux oo Waqooyiga Galgaguud ugu Geeriyooday Shubanbiyood

Maamulka Koofurgalbeed ayaa qorsheynaya inuu diyaarado ku soo daadgureeyo dadka laga soo masaafuriyay deegaano ka tirsan magaalada Laascaanood ee Maamulka Somaliland.

Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda Maamul goboleedka Koofurgalbeed ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo si ay u qorsheeyaan sidii qoysaskaasi la soo masaafuriyay ay u geyn lahaayeen deegaanada ay ka soo jeedaan.

Wasiirada ka socda Koofurgalbeed ee gaaray Gaalkacyo ayaa kulamo la yeeshay guddi uu madaxweyne kuxigeenka Puntland u saaray kaalmada qoysaskan.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: