Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 88aad (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 88aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay in ay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga? Hadaba Taxanaha 88aad waxaana soo jeedinaysa wariye Xasan Heykal. Dhegayso. https://soundcloud.com/user-995878235/baraaruga-haweenka-xasan-heykal-taxana-88

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 104aad (dhegayso)
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 9aad)
Warbixinta Sannadlaha 2019 ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda PUNTLAND

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay in ay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga?

Hadaba Taxanaha 88aad waxaana soo jeedinaysa wariye Xasan Heykal.
Dhegayso.
https://soundcloud.com/user-995878235/baraaruga-haweenka-xasan-heykal-taxana-88

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: