Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 88aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay in ay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga?

Hadaba Taxanaha 88aad waxaana soo jeedinaysa wariye Xasan Heykal.
Dhegayso.
https://soundcloud.com/user-995878235/baraaruga-haweenka-xasan-heykal-taxana-88

Exit mobile version