Warbixinta Sannadlaha 2019 ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda PUNTLAND

Warbixinta Sannadlaha 2019 ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda PUNTLAND

Warbixin Sannadeedka 4aad ee SANNADKA 2019

Warqadda soo Gudbinta Warbixinta Sanadlaha ee  2019

Mudane Guddoomiye,

Anigoo tixraacaya qodobka 118aad faqradiisa 9aad ee Dastuurka Dawladda Puntland, Xeerka Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Qodobkiisa 12aad faqradiisa 7aad, waxaa sharaf ii ah inaan halkaan idiinku soo gudbiyo warbixinta 4aad ee xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland xilli warbixineedka Janaayo-Diseembar   2019.

Mahadsanidiin

Maxamed  Yuusuf Cali

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland

>>>

WARBIXINTA DIFAACAHA XUQUUQDA AADANAHA riix xiriiriyaha hoose:

Warbixinta Sannadlaha 2019 ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dowladda PUNTLAND

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com