Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho tagay

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho tagay

Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo madax iy

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo (Sawiro)
laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay, Rasaas, Maandooriye & dad ka Ganacsanayay
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Magaalada Geneva

Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo madax iyo mas’uuliyiin sare oo heerarka kala duwan leh ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug ayaa dhawaan ka qeybgali doona shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu ku casuumay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa horey u joogay magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0