Madaxda maamulada oo kusoo wajahan Muqdisho & Shirkii Doorshada oo Beri furmi doona

HomeWararka

Madaxda maamulada oo kusoo wajahan Muqdisho & Shirkii Doorshada oo Beri furmi doona

Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, waxaana maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha koonfur Galbeed Cabdica

Mid ka mid ah issimada Puntland oo sheegay dagaalka Cagaare inay hurinayso Somaliland (dhegayso)
Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha Puntland oo Shaacisay Wakhtiga Doorashadda Xirirka K/cagta (dhegayso+Sawiro)
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Garsoorayaal cusub

Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, waxaana maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen.

Dhica kale madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa isana waxaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Muqdisho.

Madaxda ayaa ka qeybagalaysa shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashada Soomaaliya, kaas oo dhexmaraya madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.

Shirka waxa ka qayb-galay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, madaxda shanta dowlad goboleed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Shirkaas ayaa lafilayaa in maanta beri ah uu ka furmo magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: