TAARIIKHDA MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKII SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARAY (daawo)

26KA JUN: MAALMAHA XORIYADA & ABTIRSIYAHA GOBONIMODOONKA SOOMAALIYA OO HEERAR KALA DUWAN SOOMARTAY, Qeybtan 1aad waxaan uga hadlaynaa Taariikhda Axmed Gurey Ibraahin Qarnigii 16aad | Barafasoor Cabdisalaan Maxamed Cali Faarax Aqoonyahan wax badan usoo joogay dowladihii kala duwanaa ee dalka soomaray ayaa Daljir uwaramay, Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.
Lasoco qeybta 2aad ee waraysigan oo ku saabsan Taariikhda 1da lulyo & Aasaaskii Xisbigii (SWC) oo la Aasaasay 1943kii markii dambena loo bixiyay (SYL)
Dhegayso.

Daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com